Qeexid
"(daaw.) Middi yar oo takhtarku u isticmaalo qalliinka, lehna af qalloocan ama af toosan."
"(daaw.) Middi yar oo takhtarku u isticmaalo qalliinka, lehna af qalloocan ama af toosan."
Wadaag:
Is b.: qof caro iyo isla weynaan awgeed gaar u istaagid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Nafley orodsiin si meel looga fogeeyo; eryid; cayrin.
(f.mg) Qof meel uu ku noolaa ama hawl ka hayey ka fogayn dhaliil awgeed.
(f.mg) U b.: cid sed dheeraad ah siin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid weyso u dhawrnayd ka jebin.
Xeer jirey baabbi'in.
Xeer jirey ku xad gudibid. ld burri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: