Qeexid

"Wax meel uu joogay ama yaallay ka saarid."

Qeexid Kale

Wax halis ka badbaadin. 4. Qof, wax uu hayey cid kale siin. 5. Dab iwm shidid. 6. Magac u b.: nafley, meel iwm magacsiin. 7. Wax u b.: qof dhintay wardi ama sadaqa u hibayn. 8. Isu b.: wax kala qoqoban isufurid. 10. Isu b.: laba qof tartansiin. 11. Kala b.: kala saar. ld bixi.

Qeexid Xigta

Wax sida musmaar qodax iwm meel uu ku mudnaa ka siibid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bixi oo kali ah:
  • Kulankii maanta ayaa waxaa lagu casuumay garabka Maxamed Xasan Xaad uu hoggaamiye oo cudur daar ka bixiyay ka soo qeybgalka kulankaasi wuxuuna sheegay Xaad uu taagerayo wixii ka soo baxa kulankaasi uuna taageersan yahay.
  • Waxaan is weydiiyey Sheekhii ama muftigii madaxweynaha Yaman haddii uu u xalaaleeyey laaluush ka bixinaya ama bixiyaha, kii qaadanayey (laaluush qaate) aaway?