Qeexid
"bixitin1 m.l Tegidda meel laga tago iyadoo meel kale la aadayo. ld bixtimid."
Qeexid Xigta
ld bixtin1. bixitin1 m.l Tegidda meel laga tago iyadoo meel kale la aadayo. ld bixtimid.
"bixitin1 m.l Tegidda meel laga tago iyadoo meel kale la aadayo. ld bixtimid."
ld bixtin1. bixitin1 m.l Tegidda meel laga tago iyadoo meel kale la aadayo. ld bixtimid.
Wadaag:
Wax meel uu joogay ama yaallay ka saarid.
Wax sida musmaar qodax iwm meel uu ku mudnaa ka siibid.
Wax halis ka badbaadin. 4. Qof, wax uu hayey cid kale siin. 5. Dab iwm shidid. 6. Magac u b.: nafley, meel iwm magacsiin. 7. Wax u b.: qof dhintay wardi ama sadaqa u hibayn. 8. Isu b.: wax kala qoqoban isufurid. 10. Isu b.: laba qof tartansiin. 11. Kala b.: kala saar. ld bixi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Fandhaal weyn oo dabo dheer leh kana samaysan qori oo raashinka lagu gurto.
m.l
Wadaag: