Qeexid
"B. ah: wax biyo ka badan lagu daray ama biyaha u eg. ld biyabbiyo. biyabbiyow1 m.l Ku daridda badar lagu daro biya ka bateen noqosho. ld biyabbiyoobid. biyabbiyow2 f.mg1 (-oobay, -owday; -oobi) Wax biyo ka bateen noqosho."
"B. ah: wax biyo ka badan lagu daray ama biyaha u eg. ld biyabbiyo. biyabbiyow1 m.l Ku daridda badar lagu daro biya ka bateen noqosho. ld biyabbiyoobid. biyabbiyow2 f.mg1 (-oobay, -owday; -oobi) Wax biyo ka bateen noqosho."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.nafl.) Degaan b. ama sinjiyo noole ah oo ku nool biyaha dhexdooda, dhir iyo xayawaan mid kastaba ha ahaadee.
m.l
Wadaag:
Cunto cabbid iwm biyo ka badan ku darid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
(jool.) Dhammaan biyaha dunida, kuwaas oo ka soocan oogada dhulka, iyo gibilka.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Lab iyo dheddig isu galmooday mino ka imaansho.
f.mg1
Wadaag:
Imaatinka minada labka iyo dheddiga marka ay isu galmoodaan. ld biyabbixid.
m.l
Wadaag:
Dheri karsamaya biyo ka dhamaasho.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Meel god ah oo biyaha daadku ku shubmaan oo aan buuxsamin.
m.l
Wadaag:
(juqr.) Wareeg goobeed biyaha badda dhexdeeda ama webiga dhexdiisa oo ka dhashay kala sarraynta kanaalka, ama kulanka laba maayadood, ma sababo la mid ah.
m.l
Wadaag:
Qof biyo dhaamiya oo dadka ka iibsha.
Baabuur boyaad saarantahay oo biyo lagu qaado.
m.l
Wadaag:
(-yo, m.dh) Dir ka mid ah lafdhabarleyda sida raha. Berribiyoodka waxa lagu tiriyaa inay yihiin xayawaankii ugu horreeyey ee lafdhabarleyda ahaa ee dhulka ku noolaa, qaar badan oo astaamahooda ka mid ahina waxay muujinayaan inay qabatimeen nolosha berriga.
m.l.u
Wadaag:
biyo galo m.l (daaw.) Halaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaan finan yaryar oo biyo ku jiraan.
Wadaag: