Qeexid
"Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid."
[-gay, -gtay]
biyadhig2 ay
biyadhig2 tay
f.mg1"Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid."
Wadaag:
Roob da'ay biyaha dhulka korkiisa uu kaga tago; xareed dhulka waran.
m.l
Wadaag:
U b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh uga hortegid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Xoolo meel biyo leh ka harqasho.
f.mg1
Wadaag:
ld biyadhaceen. (-cyo, m.dh) Qar sare oo biyaha qulqulaya ay ka daataan.
(-cyo, m.dh) Meel godan oo biyo qabatin leh oo qar, buur iwm ku hoos taalla.
(-cyo, m.dh) Go'aan; duluc; murti. 4. ld biyadhicid.
m.l
Wadaag:
(dii.) Qof dhintay iil gelin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal soomaaliga lagu dhiso.
Summad geela lagu dhigo oo leh qaab dhig hoos u jeedda.
m.dh
Wadaag:
Neef aan biyaha cabbin marka uu wax qoonsado.
ld biyaddiidid.
m.l
Wadaag:
Biyo cabi waayid wax uu qoonsaday awgeed (neef).
Ka b.: maamul sida loo fulinaayo saluugid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
U b.: cid, wax dhibaato leh oo ku soo aaddan difaacid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Arrin si dhab ah u faaleyn.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
biyaha webiga ka fatahay ku faafaan. 2. Marka ay biyuhu webiga ka fatahmaan. biyabbeel1 m.l 1. B. ah: badar la karinayo oo isaga oo aan weli bislaan biyihii ka dhammaadeen. 2. ld biyabbeelid.
Wadaag:
(-do, m.l) Haweeney ku munshaar qaadata shaqo-hoosaadka xafiisyada. ld biyantooniyad.
m.dh
Wadaag:
(muus.) Qalabka muusikada jaadadkiisa waaweyn jaad ka mid ah oo codad aad u kala duwani ka soo baxan.
m.dh
Wadaag: