Qeexid
"eeg biyadhig2."
"eeg biyadhig2."
Wadaag:
Roob da'ay biyaha dhulka korkiisa uu kaga tago; xareed dhulka waran.
m.l
Wadaag:
Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Xoolo meel biyo leh ka harqasho.
f.mg1
Wadaag:
ld biyadhaceen. (-cyo, m.dh) Qar sare oo biyaha qulqulaya ay ka daataan.
(-cyo, m.dh) Meel godan oo biyo qabatin leh oo qar, buur iwm ku hoos taalla.
(-cyo, m.dh) Go'aan; duluc; murti. 4. ld biyadhicid.
m.l
Wadaag:
Raadka daad ku reebo meel uu maray.
B. ah: rati muddo dheer la rarayey oo aan hilibkiisa la cuni karin adayg awgiis.
m.l
Wadaag:
Biyo cabi waayid wax uu qoonsaday awgeed (neef).
Ka b.: maamul sida loo fulinaayo saluugid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Neef aan biyaha cabbin marka uu wax qoonsado.
ld biyaddiidid.
m.l
Wadaag: