Qeexid
"(-nno, m.dh) Jeex; tog; kanaal."
"(-nno, m.dh) Jeex; tog; kanaal."
Wadaag:
Dhar saabuun lagu dhaqay biyo saafi ah ku raacin.
f.g2
-ceeyay, -ceysay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Raadka uu roobka ku reebo meesha uu ku da'ay.
m.l
Wadaag:
Dhuun dheer, isku xirta afka iyo caloosha oo gasiinku sii maro markuu caloosha u socdo.
m.l
Wadaag:
(-shayaal, m.l/dh) B. ah: rati hayin ah oo carruurta iyo maqasha la saaro marka la guuro.
m.l.kh
Wadaag:
biyaha webiga ka fatahay ku faafaan. 2. Marka ay biyuhu webiga ka fatahmaan. biyabbeel1 m.l 1. B. ah: badar la karinayo oo isaga oo aan weli bislaan biyihii ka dhammaadeen. 2. ld biyabbeelid.
Wadaag:
(muus.) Qalabka muusikada jaadadkiisa waaweyn jaad ka mid ah oo codad aad u kala duwani ka soo baxan.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhismo loogu tala galay in biyaha webiyada socodkooda lagu hakiyo si loo keydiyo, heerkoodana kor loogu qaado. ld biyaxireen.
m.l
Wadaag:
Meesha biyaha webi, durdur, daad iwm ay ka kalago'aan.
m.l
Wadaag:
(-byo, m.dh) Meel dabiici ama dad sameeyey ah oo ay biyuhu si habeysan uga daataan.
m.l
Wadaag:
Raadka daad ku reebo meel uu maray.
B. ah: rati muddo dheer la rarayey oo aan hilibkiisa la cuni karin adayg awgiis.
m.l
Wadaag: