Qeexid
"(-do, m.l) Haweeney ku munshaar qaadata shaqo-hoosaadka xafiisyada. ld biyantooniyad."
"(-do, m.l) Haweeney ku munshaar qaadata shaqo-hoosaadka xafiisyada. ld biyantooniyad."
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh) Nin shaqo-hoosaad ka qabta xafiisyada oo munshaar ku qaata. ld biyatooni.
m.l
Wadaag:
Dabayl dhanka birriga ka timaado oo dhanka badda u socota.
m.dh
Wadaag:
Roob da'ay biyaha dhulka korkiisa uu kaga tago; xareed dhulka waran.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Xoolo meel biyo leh ka harqasho.
f.mg1
Wadaag:
ld biyadhaceen. (-cyo, m.dh) Qar sare oo biyaha qulqulaya ay ka daataan.
(-cyo, m.dh) Meel godan oo biyo qabatin leh oo qar, buur iwm ku hoos taalla.
(-cyo, m.dh) Go'aan; duluc; murti. 4. ld biyadhicid.
m.l
Wadaag:
Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Biyo cabi waayid wax uu qoonsaday awgeed (neef).
Ka b.: maamul sida loo fulinaayo saluugid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Neef aan biyaha cabbin marka uu wax qoonsado.
ld biyaddiidid.
m.l
Wadaag:
biyaha webiga ka fatahay ku faafaan. 2. Marka ay biyuhu webiga ka fatahmaan. biyabbeel1 m.l 1. B. ah: badar la karinayo oo isaga oo aan weli bislaan biyihii ka dhammaadeen. 2. ld biyabbeelid.
Wadaag:
(-rro, m.dh) Raadka uu roobka ku reebo meesha uu ku da'ay.
m.l
Wadaag: