Qeexid
"eeg biyee."
"eeg biyee."
Wadaag:
Wax biyo ku darid.
Wax biyo ka badan ku darid.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
(fiis.) Habka qulqul quman looga dhalin karo qulqul talantaaliya oo ka imanaya dhaliye danab.
m.dh
Wadaag:
biyo galo m.l (daaw.) Halaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaan finan yaryar oo biyo ku jiraan.
Wadaag:
Cunto cabbid iwm biyo ka badan ku darid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
(-nno, m.dh) (c.nafl.) Lafdhabarleyda berriga ku nool, addimadooda dambe (kubka), labadiisa lafood tan weyn.
m.dh
Wadaag:
(baay.) Isbedellada koritaanka nudaha ee ka bilaabma sahlanaan ilaa uu ka noqdo dhisme kakan, kaas oo khaas u ah shaqooyin gaar ah. Meesiyeyntu waxay dhacdaa xilliga koritaanka uurjiifka, dib isu kabid, iyo dhinaca dhirtana waxqabad caydineed.
m.dh
Wadaag:
Hoore aan lahayn midab, dhadhan iyo ur oo ka sameysan haydaroojiin iyo oksijiin oo lama huraan u ah nolosha.
Hoore ka yimaadda lab iyo dhigdhig nafley marka ay isu galmoodaan ee uu ubadku ka abuurmo.
m.l.w
Wadaag: