Qeexid
"(-syo, m.dh) (juqr.) Jiid dhul jilcan oo qoyan, badanaa waa godantahay, mararka qaarkoodna dhammaanteed ama qayb ka mid ah ayaa biyaha ka hooseeysa."
"(-syo, m.dh) (juqr.) Jiid dhul jilcan oo qoyan, badanaa waa godantahay, mararka qaarkoodna dhammaanteed ama qayb ka mid ah ayaa biyaha ka hooseeysa."
Wadaag:
biyo galo m.l (daaw.) Halaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaan finan yaryar oo biyo ku jiraan.
Wadaag:
Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya.
(-iyo, m.dh) Rug la degganyahay.
Lo' tiradeedu boqol gaartay. 4. Shir muhim ah. 5. Caano f. ah: caano garoor ah; eedaq. 6. Qolka f.ga: qol loogu taloggalay in la fadhiisto. 7. ld fadhiyid.
m.l
Wadaag:
F. ah: ilmo cudur, nafaqaxumo awgeed waqtigii uu socon lahaa aan socon.
m.l.kh
Wadaag:
(kiim.) Ka saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; iskudhis ahaan looga saaro biyaha ay ku milanyihiin; sidaa darteedna lagu yareeyo adkaanta biyaha.
m.dh
Wadaag:
(-ryo, m.dh) (baay.) Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib ugu celiso gibilka iyaga oo maraya daloollada caleemaha iyagoo uumibiyood ah. biyow1 m.l ld biyoobid.
m.l
Wadaag:
(kiim.) (H2O) Hoor midablaawe ah oo ku barafooba 0°C kuna uu biyooba 100°C marka cadaadisku yahay ka atmosfeerka. auumiga biyuhu wuxuu ka koobanyahay molikuyullo HO ah madi (kelikeli) ah. Biyuhu hoor ahaan, waa milaha ciriflaha ah ee ugu awood badan. Tan waxa ugu wacan sarraynta madoorsoomaheeda labdanab.
m.l.w
Wadaag:
Hoore aan lahayn midab, dhadhan iyo ur oo ka sameysan haydaroojiin iyo oksijiin oo lama huraan u ah nolosha.
Hoore ka yimaadda lab iyo dhigdhig nafley marka ay isu galmoodaan ee uu ubadku ka abuurmo.
m.l.w
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.nafl.) Degaan b. ama sinjiyo noole ah oo ku nool biyaha dhexdooda, dhir iyo xayawaan mid kastaba ha ahaadee.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax biyuhu ka bateen noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (jool.) Biyaha ku jira shirqadaha iyo jeexjeexyada yaryar ee dabaqadda carrada, kuwaas oo gala marka
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (daaw.) Meel haragga ka mid ah oo soo foocsan inta badan biyo ku jiran, mararka qaarkoodna dhiig ku jiro ama malax.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (c.nafl.) Shahwo ka soo bixidda guska oo kacsan.
m.l
Wadaag:
Qof biyo dhaamiya oo dadka ka iibsha.
Baabuur boyaad saarantahay oo biyo lagu qaado.
m.l
Wadaag: