Qeexid
"(-cyo, m.dh) (jool.) Dhicidbiyood degdeg ah, badanaa waxa sameeya sal dhadhaab adag ee marin webi, oo ufug ah ama tiiro hoosaad deggan, oo dul yaal dhadhaab jilicsan."
"(-cyo, m.dh) (jool.) Dhicidbiyood degdeg ah, badanaa waxa sameeya sal dhadhaab adag ee marin webi, oo ufug ah ama tiiro hoosaad deggan, oo dul yaal dhadhaab jilicsan."
Wadaag:
(jool.) Meel ama meelo isdaba taxan oo ah biyo shub ama biyo shubyo aan sidaa u waaweynayn.
m.l
Wadaag:
biyo galo m.l (daaw.) Halaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaan finan yaryar oo biyo ku jiraan.
Wadaag:
(kiim.) (H2O) Hoor midablaawe ah oo ku barafooba 0°C kuna uu biyooba 100°C marka cadaadisku yahay ka atmosfeerka. auumiga biyuhu wuxuu ka koobanyahay molikuyullo HO ah madi (kelikeli) ah. Biyuhu hoor ahaan, waa milaha ciriflaha ah ee ugu awood badan. Tan waxa ugu wacan sarraynta madoorsoomaheeda labdanab.
m.l.w
Wadaag:
Hoore aan lahayn midab, dhadhan iyo ur oo ka sameysan haydaroojiin iyo oksijiin oo lama huraan u ah nolosha.
Hoore ka yimaadda lab iyo dhigdhig nafley marka ay isu galmoodaan ee uu ubadku ka abuurmo.
m.l.w
Wadaag:
ld biyadhaceen. (-cyo, m.dh) Qar sare oo biyaha qulqulaya ay ka daataan.
(-cyo, m.dh) Meel godan oo biyo qabatin leh oo qar, buur iwm ku hoos taalla.
(-cyo, m.dh) Go'aan; duluc; murti. 4. ld biyadhicid.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Xoolo meel biyo leh ka harqasho.
f.mg1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax biyuhu ka bateen noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.nafl.) Degaan b. ama sinjiyo noole ah oo ku nool biyaha dhexdooda, dhir iyo xayawaan mid kastaba ha ahaadee.
m.l
Wadaag:
Qof biyo dhaamiya oo dadka ka iibsha.
Baabuur boyaad saarantahay oo biyo lagu qaado.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (c.nafl.) Shahwo ka soo bixidda guska oo kacsan.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (daaw.) Meel haragga ka mid ah oo soo foocsan inta badan biyo ku jiran, mararka qaarkoodna dhiig ku jiro ama malax.
m.l
Wadaag:
(-ryo, m.dh) (baay.) Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib ugu celiso gibilka iyaga oo maraya daloollada caleemaha iyagoo uumibiyood ah. biyow1 m.l ld biyoobid.
m.l
Wadaag:
(-syo. m.dh) Ceelasha la shubo meesha isha xigta.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Diyuteeriyam ogsaydh: biyaha atamyadu haydarojiin ee ku jiray, 1H, ay beddeleen isku godka ka culus ee diyuuteeriyam, 2H, summaddiisuna tahay D. Waa hoor midab laawe ah.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) (juqr.) Jiid dhul jilcan oo qoyan, badanaa waa godantahay, mararka qaarkoodna dhammaanteed ama qayb ka mid ah ayaa biyaha ka hooseeysa.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (jool.) Biyaha ku jira shirqadaha iyo jeexjeexyada yaryar ee dabaqadda carrada, kuwaas oo gala marka
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (siyaa.) Jiid badeed ku qabsan xeebta oo loo aqoonsanyahay dhul ay leedahay ummadda xeebta deggani; maritaanka jiidda ee si nabad ah caadi ayaa loogu oggolyahay gaadiidbadeedka ummadaha oo dhan.
m.l
Wadaag: