Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Wax biyuhu ka bateen noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biyow oo kali ah:
  • Dildilloonka hirarkiyo berrigu wuxuu daboolaayo Xidigahan dabrane aan sidii dhimbilo soo daadan Waxa belo dahsoon iyo waxaad derbi ku owdeyso Waxaad naga dadbeysaba Rabbiyow badi dad waa mooge Adigaa khalqigaan kala dabbara awalna soo deystay.
  • Dhanka kale, Afhayeenka kooxda Raaskambooni C/naasir Seeraar oo saxaafadda la hadlay ayaa beeniyay in deegaan Kulbiyow laga qabsaday, wuxuuna sheegay in weerar lagu soo qaaday balse ay iska difaaceen.