Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Wax biyuhu ka bateen noqosho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Wax biyuhu ka bateen noqosho."
Wadaag:
biyo galo m.l (daaw.) Halaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaan finan yaryar oo biyo ku jiraan.
Wadaag:
(kiim.) (H2O) Hoor midablaawe ah oo ku barafooba 0°C kuna uu biyooba 100°C marka cadaadisku yahay ka atmosfeerka. auumiga biyuhu wuxuu ka koobanyahay molikuyullo HO ah madi (kelikeli) ah. Biyuhu hoor ahaan, waa milaha ciriflaha ah ee ugu awood badan. Tan waxa ugu wacan sarraynta madoorsoomaheeda labdanab.
m.l.w
Wadaag:
Hoore aan lahayn midab, dhadhan iyo ur oo ka sameysan haydaroojiin iyo oksijiin oo lama huraan u ah nolosha.
Hoore ka yimaadda lab iyo dhigdhig nafley marka ay isu galmoodaan ee uu ubadku ka abuurmo.
m.l.w
Wadaag:
Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid.
Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow2.
f.g1
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.nafl.) Degaan b. ama sinjiyo noole ah oo ku nool biyaha dhexdooda, dhir iyo xayawaan mid kastaba ha ahaadee.
m.l
Wadaag:
Qof biyo dhaamiya oo dadka ka iibsha.
Baabuur boyaad saarantahay oo biyo lagu qaado.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (c.nafl.) Shahwo ka soo bixidda guska oo kacsan.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (daaw.) Meel haragga ka mid ah oo soo foocsan inta badan biyo ku jiran, mararka qaarkoodna dhiig ku jiro ama malax.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -oowday; -oobi) Nafley cudur guri ka noqosho.
f.g1
Wadaag:
Gabarqaangaartay naas ka soo bixid.
f.mg1
-obay, -owday
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (jool.) Dhicidbiyood degdeg ah, badanaa waxa sameeya sal dhadhaab adag ee marin webi, oo ufug ah ama tiiro hoosaad deggan, oo dul yaal dhadhaab jilicsan.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) U b.: wax araggooda laga raagay in la arko aad u jeclaysasho.
f.mg1
Wadaag:
(-ryo, m.dh) (baay.) Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib ugu celiso gibilka iyaga oo maraya daloollada caleemaha iyagoo uumibiyood ah. biyow1 m.l ld biyoobid.
m.l
Wadaag:
Wax biyo ku darid.
Wax biyo ka badan ku darid.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag: