Qeexid

"Burcadka caanaha geela ka soo baxa."

Qeexid Kale

Miro ay qaraha isku bahyihiin oo la cuno marka la kariyo. 4. Geedka digirta marka uusan weli aad u soo bixin ee madaxiisu fooraro.

Qeexid Xigta

Meesha kuusan oo cunaha ragga ku taal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bocor oo kali ah:
  • Ugu horrayn subagga caanaha geela laga bixiyo waxa la yidhaa ‘Bocor’.
  • Kolka Xamar laga leeyahay “Heblaayo waa bocor” waxa loo jeedaa waa afo ama inan qurux badan oo hilboon oo cas.