Qeexid

"(f.g) Cunto, cabid iwm ka dhergid."

Qeexid Xigta

Ka b.: arrin, hawl iwm ka baaraandegid; ka salgaarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive