Qeexid
"(-lo, m.l) Jeex hoos u dheer biyo iwm sameeyeen oo dhulka ku yaal."
"(-lo, m.l) Jeex hoos u dheer biyo iwm sameeyeen oo dhulka ku yaal."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) U b.: wax araggooda laga raagay in la arko aad u jeclaysasho.
f.mg1
Wadaag:
U b.: cid si ujeedadeeda looga baajiyo cabsi gelin.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa araggooda ka raago; hilow.
boholyow1 m.l 1. Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa araggooda ka raago; hilow. 2. ld boholyoobid.
m.f.dh
Wadaag:
U b.: cabsi gelin iyo degniin cid loo jeediyo si ujeeddadeeda looga baajiyo. ld boholatus2.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qolof adag oo nafley yaryar oo biyo ku nool ah galaan oo laga helo xeebaha iyo meelaha ay biyuhu ka guraan.
Meel calaacasha ama cagaha ka mid ah oo uu dhacaan khafiif ah galay marka cirid lagu socdo ama hawl adag gacnaha lagu qabto.
m.dh
Wadaag: