Qeexid

"B. ah: qori iwm marka ay duug ama bahal awgiis xorshosh noqdaan."

Qeexid Kale

ld bololid.

Qeexid Xigta

B. ah: miro daawo iwm oo faaday ama xorshashay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine