Qeexid
"Hawl si degdeg leh u qabasho."
[-iiyay, -iisay]
boobsi iyay
boobsi isay
f.g2"Hawl si degdeg leh u qabasho."
Wadaag:
Weel buux-dhaafay si uusan u daadan wax qof ka cabsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Nooc banaatiiqda ka mid ah oo si daranddoori ah u dhaca.
Cayayaan yaryar oo gala iniinaha qaraha iyo sisinta oo bololiya.
m.l
Wadaag:
Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh hanti cid ka dhexeyso u qaadasho.
Si xoog iyo sharcidarro ah hanti iwm cid uga qaadasho.
Dedejin (cunid, socod, iwm).
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Meel lagu taagnaa si dhaqso iyo xoog leh kor uga kicid iyaadoo lugaha hal mar la wada qaadayo.
Sac kudid (dibi).
Ka b.: wax qotoma dul marid iyadoo dhankeeda kale lagu dhacayo. 4. Kala b.: arrin iwm ku heshin waayid. bood1 m.l Midab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-rar, m.l) Maroodi lab, xoog weyn oo raxanta hoggaamiya; arbe.
m.l
Wadaag:
(-go, m.dh) Nabar caalir leh jirka muddo ku yaallay oo aan weli biskoon.
m.dh
Wadaag: