Qeexid

"/dh (-aamo, m.l) Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boodaan oo kali ah:
  • Kacaanka iyo kaadiriintiisu waxay markiiba la soo boodaan kuwii ka soo hor jeeday ee ay qaran dumiska ugu yeeri jireen inay arrintan u sabab ahaayeen.
  • Waxaa si is-dabajoog ah qoray-caaradiisa loogu qasbaa inay ka boodaan si ay doomanka si degdeg ah u baxsadaan.