Qeexid

"Bood dhar ku mayrid."

Qeexid Xigta

Bood timaha ku caddayn. ld booree (2).

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boodee oo kali ah:
  • Toogashada marxuumka ayaa ka dhacday gurigiisa dhexdiisa, kadib markii kooxaha dilka geystay ay darbiga ka boodeen, sida ay sheegtay xaaskiisa oo goobjoog ka ahayd dilka seygeeda.
  • “Looma dhawaan karo,” ayay la soo boodeen habar-dugaag, “ninku wuu hubeysan yahay, oo waran iyo gaashaan ayuu heystaa.”