Qeexid
"ld bootin."
"ld bootin."
Wadaag:
(juqr.) Nooc carro oo astaan u ah gobollada leh cimilada cirif-hoosaad, oo ah ka ay ka baxaan inta badan dhirta dabiiciga ah ee caleen irbadleyda.
m.l
Wadaag:
Meel lagu taagnaa si dhaqso iyo xoog leh kor uga kicid iyaadoo lugaha hal mar la wada qaadayo.
Sac kudid (dibi).
Ka b.: wax qotoma dul marid iyadoo dhankeeda kale lagu dhacayo. 4. Kala b.: arrin iwm ku heshin waayid. bood1 m.l Midab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-dho, m.dh) (baay.) Unug taran oo keligii kobci kara iyada oo aanu la kulmin unug kale oo taran b.ka waxa soo saara dhirta, fangiga, bakteeriyada iyo qaar ka mid ah borotosoowaha. B.ku wuxuu noqon karaa noole u eg waalidkii ama wuxuu mari karaa heer kale oo meerta nololeed.
m.l
Wadaag:
Dhoobo cad, laga helo dhulka lakabyadiisa hoose ee biyaha u dhaw oo timaha iyo dharka lagu dhaqdo.
m.dh
Wadaag:
Bood dhar ku mayrid.
Bood timaha ku caddayn. ld booree (2).
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag: