Qeexid
"Cabbir u gaar ah beeyada oo u dhigma afar kiintaal."
Qeexid Kale
B. ah: nafley aad u xoog badan.
Qeexid Xigta
Falxad.
"Cabbir u gaar ah beeyada oo u dhigma afar kiintaal."
B. ah: nafley aad u xoog badan.
Falxad.
Wadaag:
Mas if badani uurka uga jiro oo habeenkii inta la soo baxo ilayskeeda ku ugaarsado; masjoohaar.
m.l
Wadaag:
Xarrago dhar waaweyn loo qaato oo is tustus iyo kibir ku jiraan.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qiyaas nus jawaan dhan oo lagu cabbiro dalagga beerta. ld mohoor.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Mas weyn oo leh jawharad uu habeenkii ku mirta.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibic ku leh, dhinaca kalena shan dhibic. ld joohaar-bibanji.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena afar dhibcood ku leh. ld joohaar biyeeg.
m.l
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld shiish-bijoohaar.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bijoohaar, biish-bijoohaar, joohaar bibiish.
m.l
Wadaag:
Budo cad oo siigo ah udgoon oo waqtiga kuleylaha la marsado si ay dhidika u nuugto. ld boolbare, boolbire, bootar.
m.l
Wadaag: