Qeexid
"/dh (-syo, m.dh) Qof hubeysan oo si sharci darro u laaayo ugaarta si uu uga ganacsado haraggooda, iliggooda iwm."
"/dh (-syo, m.dh) Qof hubeysan oo si sharci darro u laaayo ugaarta si uu uga ganacsado haraggooda, iliggooda iwm."
Wadaag:
Qof madax furasho laga rabo xoog ku kaxayn; afduubid.
Gabar guur laga rabo xoog ku kaxayn si loo soo mehersado; dhicid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Gabar xoog lagula baxay oo aan yarad laga bixin.
m.dh
Wadaag:
(-go, m.dh) Nabar caalir leh jirka muddo ku yaallay oo aan weli biskoon.
m.dh
Wadaag:
(-rar, m.l) Maroodi lab, xoog weyn oo raxanta hoggaamiya; arbe.
m.l
Wadaag:
Xaalad shaqo iyo dhib la'aan ku sugnaan (nafley); nasasho. ld baji, beji.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel lagu taagnaa si dhaqso iyo xoog leh kor uga kicid iyaadoo lugaha hal mar la wada qaadayo.
Sac kudid (dibi).
Ka b.: wax qotoma dul marid iyadoo dhankeeda kale lagu dhacayo. 4. Kala b.: arrin iwm ku heshin waayid. bood1 m.l Midab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: