Qeexid

"Hanti qof lahaa oo qof kale si sharci darro ah u milkiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga booli oo kali ah:
  • Xiisad Dagaal oo Saaka ka Aloosan Deegaanka Madiina ee Magaalada Muqdisho. 26 May 2009- Saldhigii Booliiska Deegaanka Madiina oo Saaka qoloba mar gacantooda gelaya dhinacyada Dagaalamaya..
  • Ciidamo dhawacyo kala baxey Isbitaal Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka ayaa saakay isbitaalka ku yaala Xaafada Xamar Jadiid ee Muqdisho kala baxay lix nin oo dhaawacyo ahaa iyo shan nin oo kor joogtay dhaawacyadaasi.