Qeexid
"eeg boolixooftee. ld boolaxooftayn."
"eeg boolixooftee. ld boolaxooftayn."
Wadaag:
Faan iyo hanjabaad been ah oo cid loo jeediyo. ld boolaxoofto.
m.dh
Wadaag:
U b.: faan iyo hanjabaad cid u jeedin. ld boolaxooftee.
f.g2
-teeyay, -teysay
Wadaag:
Hanti qof lahaa oo qof kale si sharci darro ah u milkiyo.
m.dh.u
Wadaag:
(-lyay, -liday; -lyi) Hanti qof lahaa, qof kale si sharci darro ah ku milkiyid.
f.g1
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof hanti booli ah ku dhaqma. ld boolicune, booliquute.
m.l
Wadaag:
(-dhyo, m.dh) (baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka yimaada amiino asiidho isugu xidhmay dariiqadda xarfinta.B.adu waxay isugu xidhmaan si ay u sameeyaan borotiino.
m.l
Wadaag:
Ciyaarta turubka, hadba marka la dheelayo haadka loo boqro. ld boolayn.
m.dh
Wadaag:
Ciyaar turub haad u boqrid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag: