Qeexid
"ld boorid."
"ld boorid."
Wadaag:
(-rar, m.l) Maroodi lab, xoog weyn oo raxanta hoggaamiya; arbe.
m.l
Wadaag:
Ciid budo ah oo dabayshu si sahlan u qaaddo; siigo; bus.
B. ah: midab dambaska u eg oo ay lo'da iyo dameerahu yeeshaan.
m.l
Wadaag:
Sac godlan waayey ama dhashiisa diiday wamme ama fintir iwm sabiisha ka gelin.
Is b.: dhabarka godid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cayayaan yaryar, cawlan, oo leh lix lugood iyo ilka adag oo beel beel u dega,dundumooyinka sameeya.
m.l
Wadaag:
Wax boor u eyelid; ld boodee.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Ku b.: cid hawl qabashadeda ku guubaabin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la booray ahaansho (sac).
Wax qalloocan ahaansho (dhabarka).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) (kiim.) Curiye bir-u eke ah adag, si fududna u burbura, kana tirsan rurka III ee tusaha kalgalka curiyeyaasha.
m.l
Wadaag:
Miro aroorro leh oo sida qaraha u weyn oo la cuno.
B. ah: gabadh aad u qurxoon.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Shay caag ama saan ka samaysan oo gacanta lagu qaadan karo oo lacag, dhar, buugag iwm lagu rito.
m.dh
Wadaag:
(-qray, -qortay; -qri) Qof boqornimo u caleemo saarid.
f.g1
Wadaag:
Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan marka ay dhibaato la kulmaan.
Meseggo aan bislaan oo sabuul ku taal.
m.dh
Wadaag:
Duulal la rumaysan yahay in ay dadka ku ridaan cudur lagu daaweeyo ciyaaro, xoolo la qalo iyo udug.
m.l
Wadaag:
God weyn oo hilibka lagu hogeeyo.
B. ah: hilib la hogeeyey.
m.dh
Wadaag:
(-go, m.dh) Nabar caalir leh jirka muddo ku yaallay oo aan weli biskoon.
m.dh
Wadaag: