Qeexid

"(-aamo, m.l) God hoos u dheer oo af dhuuban leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga booraan oo kali ah:
  • Intaa ka dib waa in ay shacabku ka digtoonaadan in ay ku huleelaan booraan hadimo oo lagu hodayo ayna mar, labo iyo saddexba horay ugu dhaceen.
  • Waa haddii la bislaaday oo lagu baraarugay booraanta hadimo iyo boholaha musiibo ee ay bulshadu ku baaba’daye.