Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) Qof waraaqaha boostada ka soo qaada oo dadkii lahaa u geeya."
"(-layaal, m.l/dh) Qof waraaqaha boostada ka soo qaada oo dadkii lahaa u geeya."
Wadaag:
Maamul dawladeed oo ku jaadan waraaqaha, dhambaallada iwm oo la isu diro qaybintooda iyo isgaarsiintooda.
Xafiisyada iyo rugta hawlahaas lagu qabto.
m.dh
Wadaag:
boosh cadde m.l (-dayaal, m.l/dh) Nooc bariiska ka mid ah oo aad u tarma marka la kariyo.
Wadaag:
Qof gaboobay.
Nin lug ama gacan la'.
Meel qof deeqda. 4. Dhul sharciyeysan oo qof gaar ahaan u leeyahay. 5. ld boosay. Midab cad oo farduhu yeeshaan.
m.l
Wadaag:
Haweenay lug ama gacan la'.
B. ah: haan duug ah oo biyaha sii deysa; abaali.
m.dh
Wadaag:
Harag laga bixiyey ari caato ah.
Midab aad u cad oo ay yeeshaan timaha, dhogorta iwm.
m.l
Wadaag: