Qeexid
"eeg bootee. ld bootays."
"eeg bootee. ld bootays."
Wadaag:
ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu dhufto, oo laba melood laysaga hawakaco.
Cayayaan yar oo boodbooda oo dadka iyo nafleyda kale dhiigooda ku nool; qandhiso.
m.f.dh
Wadaag:
Arday hal fasal ama ka badan gudbin.
Ka b.: wax wax kale dul marin iyadoo dhankeeda kale lagu ridaayo. ld boodsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Faan iyo hanjabaad been ah oo cid lagu cabsi gelinayo.
m.dh
Wadaag:
eeg booti. ld booddo1 (1), boodsiin, boodsiis, bootis.
m.dh
Wadaag:
U b.: faan iyo hanjabaad been ah cid u jeedin.
f.mg2
-teeyay, -taysay
Wadaag:
(-tayaal, m.l/dh) Qof faan iyo hanjabaad badan. ld bootaale.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Lacag bir ah oo ka mid ah sarifka rubiyadda oo u dhiganta hal santi, dhuruuruq. ld beesteen.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Maroodi lab, xoog weyn oo raxanta hoggaamiya; arbe.
m.l
Wadaag:
Meel lagu taagnaa si dhaqso iyo xoog leh kor uga kicid iyaadoo lugaha hal mar la wada qaadayo.
Sac kudid (dibi).
Ka b.: wax qotoma dul marid iyadoo dhankeeda kale lagu dhacayo. 4. Kala b.: arrin iwm ku heshin waayid. bood1 m.l Midab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-go, m.dh) Nabar caalir leh jirka muddo ku yaallay oo aan weli biskoon.
m.dh
Wadaag: