Qeexid
"Hadal badan oo aan duluc lahayn ku hadlid."
[-aamay, -aantay, -aami]
booyaan2 amay
booyaan2 antay
f.mg1"Hadal badan oo aan duluc lahayn ku hadlid."
Wadaag:
Nasiino iyo joogsad la'aan ku jirid.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
Baabuur fuusto weyn xambaarsan oo biyaha, baasiinka, naaftada iwm lagu qaado.
Haan weynoo laba lugood oo kuwa baabuurta ah leh oo biyaha lagu kaydsado.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Noqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog ay soo celisay, oo ka laciifsan jabaqdii asalka ahayd. Faraqa waqtiga ee ayoonka iyo jabaqda asalka ah, waxa ay muujisaa fogaanta gebiga ama buurta iwm.
m.l
Wadaag:
/dh (-aamo, m.l) Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan.
m.l
Wadaag:
Ciid khafiif ah hawo ku baahid.
f.mg4
-naa,-nayd
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Dad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugnayn sameyn.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Dhawr geeddi oo aan kala go' lahayn meel fog ugu guurid.
f.mg1
Wadaag: