Qeexid
"Luggooyo."
Qeexid Xigta
Jaridda feylaha la jaro si loo curyaamiyo. ld boqnagoyn.
"Luggooyo."
Jaridda feylaha la jaro si loo curyaamiyo. ld boqnagoyn.
Wadaag:
Qof luggoyn.
Nafley si loo curyaamiyo feyla jarid. ld boqnajar, boqongoo.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
eeg boqnagoo. ld boqnagooyo, boqnajarid, boqongooyo, boqongoyn.
m.f.dh
Wadaag:
Nidaam iyo xukun ka jira dal boqor u taliya.
Waddan boqor xukumo.
m.dh
Wadaag:
Siinta qof ku soo biiray dad beeralay ah oo meel wada deggan la siiyo dhul ku meel gaar ah oo uu sii beeryo. ld beerfuur, beergooye.
m.dh
Wadaag: