Qeexid
"(-wyo, m.dh) ld boqolle. boqon1 m.l (-nno, m.dh) Xarig laga sameeyo seedda boqonta oo lagu xiro qaansada. boqon2 m.dh (-qno, m.l) Seedda, ciribta iyo muruqa kubka isu haysa."
"(-wyo, m.dh) ld boqolle. boqon1 m.l (-nno, m.dh) Xarig laga sameeyo seedda boqonta oo lagu xiro qaansada. boqon2 m.dh (-qno, m.l) Seedda, ciribta iyo muruqa kubka isu haysa."
Wadaag:
(-qno, m.l) (c.nafl.) Xarriiq toosan oo isku xirta laba barood oo ku dul yaalla xood. Tusaale ahaan, xarriijinta isku xirta laba barood oo ku yaalla meeriska goobada waa b..
m.dh
Wadaag:
Nin madax u ah tol ama qaran oo xakunkiisu dhaxaltooyo yahay.
Maro dhuuban, dheer, qurux badan, dacallada bul ku leh oo haweenku dhexda ku xirtaan.
B. ah: neef riyo ah oo dhexda midab ku leh.
m.l
Wadaag:
(-qray, -qortay; -qri) Qof boqornimo u caleemo saarid.
f.g1
Wadaag:
Socod la socdo waqtiga qorraxdu aad u kulushahay. ld baqoolid.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Haweeney madax u ah tol ama qaran xukunkeedu dhaxaltooyo yahay; marantida boqorka.
m.dh
Wadaag:
Jug; b. sii: qof wax ku dhufasho.
(sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo dhufashada.
m.dh
Wadaag: