Qeexid
"ld baqoolid."
"ld baqoolid."
Wadaag:
Socod la socdo waqtiga qorraxdu aad u kulushahay. ld baqoolid.
m.l
Wadaag:
Tiro ka kooban toban meelood oo min toban ah; “100”.
m.l.t
Wadaag:
Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro.
Ul weyn.
Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.
m.l
Wadaag:
Waqtigahawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryahaloo noqdo.
Sida cuntada loo qaybiyo.
m.l
Wadaag:
(-qno, m.l) (c.nafl.) Xarriiq toosan oo isku xirta laba barood oo ku dul yaalla xood. Tusaale ahaan, xarriijinta isku xirta laba barood oo ku yaalla meeriska goobada waa b..
m.dh
Wadaag:
Nin madax u ah tol ama qaran oo xakunkiisu dhaxaltooyo yahay.
Maro dhuuban, dheer, qurux badan, dacallada bul ku leh oo haweenku dhexda ku xirtaan.
B. ah: neef riyo ah oo dhexda midab ku leh.
m.l
Wadaag:
(-qray, -qortay; -qri) Qof boqornimo u caleemo saarid.
f.g1
Wadaag:
(-do, m.l) Haweeney madax u ah tol ama qaran xukunkeedu dhaxaltooyo yahay; marantida boqorka.
m.dh
Wadaag: