Qeexid
"ld baqoolid."
"ld baqoolid."
Wadaag:
Socod la socdo waqtiga qorraxdu aad u kulushahay. ld baqoolid.
m.l
Wadaag:
(-lyay, -liday; -lyi) Hanti qof lahaa, qof kale si sharci darro ah ku milkiyid.
f.g1
Wadaag:
Hanti qof lahaa oo qof kale si sharci darro ah u milkiyo.
m.dh.u
Wadaag:
(-qno, m.l) (c.nafl.) Xarriiq toosan oo isku xirta laba barood oo ku dul yaalla xood. Tusaale ahaan, xarriijinta isku xirta laba barood oo ku yaalla meeriska goobada waa b..
m.dh
Wadaag: