[-naa, -nayd]
boqran aa
boqran ayd
"Qof boqornimo loo caleemo saaray ahaansho."
Wadaag:
eeg boqran. ld boqranaansho.
m.dh
eeg boqro.
m.f.dh
Qof boqornimo u caleemo saarasho.
f.mg3
-raday, -ratay
/dh ld boqranaan.
m.l
Wax la booray ahaansho (sac).
Wax qalloocan ahaansho (dhabarka).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
eeg boqor2.
Tiro ka kooban toban meelood oo min toban ah; “100”.
m.l.t