Qeexid

"Qof boqornimo u caleemo saarasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boqro oo kali ah:
  • Markaa wuxuu caqligii keenay in reer waliba uu Daallinkiisii duubto (Boqro).
  • Markaa wuxuu caqligii keenay in reer waliba uu Daallinkiisii duubto (Boqro).