Qeexid

"(baay.) Walax miromiro leh ee ka kooban muxtawiyaadka nool ee unugga. Taa waxa looga jeedaa walxaha ku jira unugga oo dhan marka laga reebo daloollada waaweyn iyo walxaha markaa soo gelay ama la qashin saarayo. Waxay ka koobantahay bu' dhex taalla saytobalaasam xab oo kale ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga borotobalaasam oo kali ah:
  • Sijiyo amiibooyinka ka mid ahi haddii xaalado degaan oo haboon ay waayaan, darbi adag ayey ku wareejiyaan borotobalaasamkooda, si ay u noolaan karaan.
  • Sijiyo amiibooyinka ka mid ahi haddii xaalado degaan oo haboon ay waayaan, darbi adag ayey ku wareejiyaan borotobalaasamkooda, si ay u noolaan karaan.