Qeexid

"Jug; b. sii: qof wax ku dhufasho."

Qeexid Xigta

(sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo dhufashada.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bow oo kali ah:
  • Taliyaha Booliska Gobolka Bay Ibraahim Xaashi Gaabow ayaa tilmaamay in kooxda dilka geysatay ahaayeen kuwa ka yimid dhinaca magaalada Muqdisho oo doonaya inay ammaanka magaalada wax u dhimaan kana dhigaan sida Muqdisho oo kale.
  • Muqtaar Roobow (Abuu Mansuur) ayaa horay u sheegay in ay beegsan doonaan cid kasta oo reer Galbeedka gacan saar la leh gaar ahaan Mareykanka iyo ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya wuxuuna wadaadkan ka soo jeedaa gobolada Bay iyo Bakool.