Qeexid
"Aqoon kooban oo aan dugsi iyo macallin toos ah laga baran helid."
[-stay, -satay]
bows tay
bows atay
f.g3"Aqoon kooban oo aan dugsi iyo macallin toos ah laga baran helid."
Wadaag:
Aqoon kooban oo aan dugsi iyo macalin toos ah laga baran. ld bowsasho.
m.l
Wadaag:
Jug; b. sii: qof wax ku dhufasho.
(sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo dhufashada.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax qabow ka dhigasho.
(f.mg) Is qaboojin (qof).
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
(-dad, m.l) Xeyndaab ood ah oo beerta, guriga, xerada xoolaha lagu wareejiyo, deyd.
m.l
Wadaag:
B. dheh: codka durbaanka iwm ay sameeyaan marka la tumo.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Lugta inteeda u dhexeysa lowga iyo sinta.
m.dh
Wadaag:
Wax caafimaaday noqosho. ld bogsoo.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Shay caag ama saan ka samaysan oo gacanta lagu qaadan karo oo lacag, dhar, buugag iwm lagu rito.
m.dh
Wadaag: