Qeexid
"Badar la dubay xamur noqosho."
[-cday, -catay]
buc day
buc atay
f.mg3"Badar la dubay xamur noqosho."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meel bannaan, dhulkaa intiisa kale in yar ka sarreysa oo ciid jilicsan leh.
m.dh
Wadaag:
bu'o f.mg3 (-'day, -'dday) Weel cadaadiska gudahiisa ku jira oo aad u batay awgeed furtuurid.
Wadaag:
bu'yaro m.dh (-ooyin, m.l) (baay.) Jidh yar oo wareegsan oo isku cufan oo laga helo bu'da aan qaybsamin ee unugga dhirta iyo xayawaanka, taas oo ka kooban borotiin, DNA, iyo RNA. Waxay door muhiin ah ka ciyaartaa soo saaridda ribosoomka iyo borotiinka.
Wadaag:
bu'2 m.dh 1. (baay.) Jidh dhex yaallo saytobalaasamka unugyada, kaasoo ay ku jiraan walxaha hiddo side DNA. 2. (kiim.) Qaybta atamka ee saldanabeedku toganyahay, cufka atamkuna ka yimaado; b.du borotoonno iyo niyuutroonno ayay ka koobantahay; b.da atamka waxaa lagu muujin karaa summad tilmaamaysa tirada (cufka, borotoonnada, atamka) iyo curyaha magaciisa.
Wadaag:
bu'1 m.dh (bu'o, m.l) 1. Isha nafleyda inteeda madow. 2. Afarta caloolood ee raamsatada middeed. 3. Cudur beeryarada barariya oo kaneecada laga qaado. 4. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar aad u badan.
Wadaag:
B. ah: hoore meel uu ku jirey si xoog leh uga soo burqaday.
m.dh
Wadaag: