Qeexid Xigta
ld bud dhig1.
ld bud dhig1.
Wadaag:
(dii.) Dhigitaanka qof dhintay iilka la dhigo. ld bud-dhigid.
m.l
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Qofka qofka dhintay dad ugu xiga oo buddhiggiisa leh.
m.l
Wadaag:
(dii.) Qof dhintay iil gelin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(f.g) Wax la siday meel saarid.
(f.g) Wax keydin.
(f.g) Qalin, teeb iwm wax ku qorid. 4. (f.g) Cid wax barid. 5. (f.mg) Ka dh.: wax meel saaran dejin. 6. (f.mg) Ka dh.: wax, wax uu la cararayo ka ridid. 7. (f.mg) Ka dh.: cid jago u magacaabid. 8. Ka dh.: wax in uu yahay wax aan lugu hubin u qaadasho. 9. Kala dh.: wax kala saarid. 10. Sabab uga dh.: wax dhaca cid u aanayn.
f.g
-gay, -gtay
Wadaag:
(-go, m.l) (juqr.) Xarriiqo barbarra ah oo isku xira cirifka waqooyi iyo kan koonfureed.
m.dh
Wadaag:
Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal soomaaliga lagu dhiso.
Summad geela lagu dhigo oo leh qaab dhig hoos u jeedda.
m.dh
Wadaag: