Qeexid
"Soor, wax la buddadaray ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
budaddaran naa
budaddaran nayd
f.mg4"Soor, wax la buddadaray ahaansho."
Wadaag:
Soor bislaatay budo ku adkayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax Eebbe qaddarey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax xanuun aan weynayn hayo ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qof aan gar lahayn ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(nax.) Labo curiye oo aan is qaban karin oo midba midka kale aan u oggolaanayn in ay iskula jiraan hal meel.
m.l
Wadaag:
Cid maankeedu is dhintay noqosho.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
Qof aan wax tashiilin ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: