Qeexid
"Wax budo ka dhigid."
[-deeyay, -daysay]
bude eeyay
bude aysay
f.g2"Wax budo ka dhigid."
Wadaag:
Ul lagu dagaallamo oo madaxa buuran; bur; garruun. ld bur1.
m.l
Wadaag:
Ciidda la tuuro qabriga dushiisa oo calaamad u ah.
Iil.
B. soo dheh: soo bixid (qorrax, dayax iwm).
m.dh
Wadaag:
U b.: cid wax siyaada ah siin.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(-iyiin, m.dh) (dii.) Qof raacsan diinta loo yaqaan buddiyadda.
m.l
Wadaag:
Wax aad u jilcin ama budul ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel xoolaha marintoodu ay jilcisay oo habaas ka dhigtay.
Dariiq la maro, daw, tub, dhabbe.
Wax la tumay oo budo laga dhigay.
m.l
Wadaag:
Nafley bur la dhicid. ld buraree.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucee, buhee.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Bood dhar ku mayrid.
Bood timaha ku caddayn. ld booree (2).
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag: