Qeexid
"Wax aad u jilcin ama budul ka dhigid."
[-iyay, -isay]
budl yay
budl say
f.g2"Wax aad u jilcin ama budul ka dhigid."
Wadaag:
Ciidda la tuuro qabriga dushiisa oo calaamad u ah.
Iil.
B. soo dheh: soo bixid (qorrax, dayax iwm).
m.dh
Wadaag:
Ul lagu dagaallamo oo madaxa buuran; bur; garruun. ld bur1.
m.l
Wadaag:
Meel xoolaha marintoodu ay jilcisay oo habaas ka dhigtay.
Dariiq la maro, daw, tub, dhabbe.
Wax la tumay oo budo laga dhigay.
m.l
Wadaag:
(-iyiin, m.dh) (dii.) Qof raacsan diinta loo yaqaan buddiyadda.
m.l
Wadaag: