Qeexid
"eeg budli. ld budlis."
"eeg budli. ld budlis."
Wadaag:
Wax aad u jilcin ama budul ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ul lagu dagaallamo oo madaxa buuran; bur; garruun. ld bur1.
m.l
Wadaag:
Ciidda la tuuro qabriga dushiisa oo calaamad u ah.
Iil.
B. soo dheh: soo bixid (qorrax, dayax iwm).
m.dh
Wadaag:
eeg buri. ld buris, burrin, burris. burin1 m.f.dh eeg buri. ld buris.
m.f.dh
Wadaag:
Meel xoolaha marintoodu ay jilcisay oo habaas ka dhigtay.
Dariiq la maro, daw, tub, dhabbe.
Wax la tumay oo budo laga dhigay.
m.l
Wadaag:
(-iyiin, m.dh) (dii.) Qof raacsan diinta loo yaqaan buddiyadda.
m.l
Wadaag: