Qeexid

"Wax aad loo daqiiqay oo bito laga dhigay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga budo oo kali ah:
  • Markuu intaa maqlay ayuu Cumar kaxaystay laba nin oo la socday, wuxuu geeyay gurigi kaydka (Baytul-maal), markaasuu ku yidhi; Raashin baynu u qaadaynaa reerkii aynu soo aragnay ee horta aniga I saara jawaan budo ama daqiiq ah.
  • Dadyowgii la oran jirey Olmekista iyo Mayaniska ayaa dhowr jaad oo galley ah beeran jirey iyagoo karsan jirey iyadoo baduugan (iyadoo budo laga dhigey) ama farsamaysan (nixtamalization).