Qeexid

"Meel xoolaha marintoodu ay jilcisay oo habaas ka dhigtay."

Qeexid Kale

Wax la tumay oo budo laga dhigay.

Qeexid Xigta

Dariiq la maro, daw, tub, dhabbe.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine