Qeexid
"(bukay, bugtay; buki) Qof, wax bukaan ah ahaansho."
"(bukay, bugtay; buki) Qof, wax bukaan ah ahaansho."
Wadaag:
Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucee, buhee.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
bu'o f.mg3 (-'day, -'dday) Weel cadaadiska gudahiisa ku jira oo aad u batay awgeed furtuurid.
Wadaag:
bu'yaro m.dh (-ooyin, m.l) (baay.) Jidh yar oo wareegsan oo isku cufan oo laga helo bu'da aan qaybsamin ee unugga dhirta iyo xayawaanka, taas oo ka kooban borotiin, DNA, iyo RNA. Waxay door muhiin ah ka ciyaartaa soo saaridda ribosoomka iyo borotiinka.
Wadaag:
(-do, m.l) Meel bannaan, dhulka intiisa kale ka sarreyso oo ciid jilicsan leh. ld buqcad.
m.dh
Wadaag:
bu'1 m.dh (bu'o, m.l) 1. Isha nafleyda inteeda madow. 2. Afarta caloolood ee raamsatada middeed. 3. Cudur beeryarada barariya oo kaneecada laga qaado. 4. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar aad u badan.
Wadaag:
bu'2 m.dh 1. (baay.) Jidh dhex yaallo saytobalaasamka unugyada, kaasoo ay ku jiraan walxaha hiddo side DNA. 2. (kiim.) Qaybta atamka ee saldanabeedku toganyahay, cufka atamkuna ka yimaado; b.du borotoonno iyo niyuutroonno ayay ka koobantahay; b.da atamka waxaa lagu muujin karaa summad tilmaamaysa tirada (cufka, borotoonnada, atamka) iyo curyaha magaciisa.
Wadaag: