Qeexid
"(-do, m.l) Meel bannaan, dhulka intiisa kale ka sarreyso oo ciid jilicsan leh. ld buqcad."
"(-do, m.l) Meel bannaan, dhulka intiisa kale ka sarreyso oo ciid jilicsan leh. ld buqcad."
Wadaag:
Dhasha fardaha iyo idaha inta aanay weli ababin.
Dhul yar oo bannaan.
m.dh.u
Wadaag:
(-do, m.l) God musqul, dhuumaha qaada wasakhda musqulaha.
m.dh
Wadaag:
Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah.
Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho.
Meel kulul oo qorraxda hayso.
m.l
Wadaag:
Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucee, buhee.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag: