Qeexid
"Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucee, buhee."
[-geeyay, -geysay]
buge eeyay
buge eysay
f.g2"Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucee, buhee."
Wadaag:
Gaadiid la'aan meel socod ku aadid.
f.mg2
-geeyay, -gaysay
Wadaag:
Nafley bur la dhicid. ld buraree.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Meel wax la degganyahay ka dhigid.
f.g2
-geeyay, -gaysay
Wadaag:
ld jukee.
Turub iyadoo la muujinayo in haad fas badan laga haayo bad ku dhufasho.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Laba tiro ama ka badan isku darid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
(-do, m.l) Meel bannaan, dhulka intiisa kale ka sarreyso oo ciid jilicsan leh. ld buqcad.
m.dh
Wadaag: